Ahmad, oo imaam ka ahaa Drammen tan iyo 2009, ayaa lagu xukumay laba qoraal oo uu ku qoray boggiisa Facebook, Drammens Tidende ayaa sidaasi qortay...
Dalka Iswiidan ayaa dib uga dhacay qiimeynta sanadlaha ah ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee Transparency International.
Dalkan ayaa kaalinta shanaad ka galay Singapore,waxana uu hoos...
:Ra’iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu baaqay dhammaan hoggaamiyeyaasha xisbiyada baarlamaanka inay caawa isugu yimaadaan kulan ay kaga arrinsanayaan dhibaatada gubashada qur’aanka kariimka ah iyo saamaynta ay Sweden ku...
Waxaa jirta cabsi xooggan oo laga qabo in dagaalka ka socda dalka Ukraine isku bedelo dagaal caalami ah oo dhax mara ciidamada Ruushka iyo...
Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay gudaha masjid weyn oo ku yaalla magaaladda Peshawar ee dalka Pakistan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro badan oo...
Sida ay sheegtay warbaahintu, in badan oo ka mid ah bambooyinka loo isticmaalo qaraxyada kooxaha gaangiska ayaa loo adeegsaday baytariyada baabuurta iyo mootooyinka .
Stockholm ayaa tan iyo ciida kirismaska...
Labo qarax ayaa dhacay waqooyi-galbeed ee Stockholm, kii ugu horreeyay ayaa ka dhacay Uplands Bro, labo saac oo keliya kaddibna waxaa qarax labaad ka...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland Pekka Haavisto ayaa ka dhawaajiyay in laga yaabo in Ruushku ku lug lahaado mudaharaadkii Quraanka lagu gubayay ee todobaadkii hore...
Hooyo Somaliyed oo ku nool Columbus ayaa lagu soo oogay Dilka Wiilkeeda oo 5 sano jir ah Dilkaasi oo ku aadan Dayacaad ay u...
Qarax ayaa ka dhacay afaafka hore ee dhismo la daganyahay oo ku yaalla degmada Akala ee waqooyiga magaalada Stockholm , balse ma jirto cid wax ku noqotay.
Booliska ayaa...














