Home Wararka Caalamka Hooyo Somaliyed oo Wiilkeeda oo 5 sano jir ah ku dishay Magaalada...

Hooyo Somaliyed oo Wiilkeeda oo 5 sano jir ah ku dishay Magaalada Columbus

0

Hooyo Somaliyed oo ku nool Columbus ayaa lagu soo oogay Dilka Wiilkeeda oo 5 sano jir ah Dilkaasi oo ku aadan Dayacaad ay u geesatay.

Booliska Columbus ayaa ku oogay Hooyada oo ku nool Minerva Park dambi halis oo ah inay Gaajo dabo dheeraad ku dishay wiilkeeda sida warbixinta booliska lagu sheegay.

Haaweeneyda oo 44 sano jir laguna Magacaabo Saado Aadan ayaa dambiga lagu soo oogay Todobaadkii hore markaasi oo la ogaaday Dilka Wiilka oo Dayac ahaan ugu dhintay Guriga.

Dembi baadhayaashu waxay sheegeen in shaqaalaha caafimaadka ee Nationwide Children’s ay ku wargeliyeen in xaaladda caafimaad ee ilmaha ay ka timid “gaajo daba dheeraatay ama quudin la’aan baahsan,” iyadoo xaalad kasta ay ka dhigan tahay dayacaad caafimaad oo nafta halis gelinaysa.

Wareysi lala yeeshay dambi-baarayaasha, booliisku waxay ku eedeeyeen Saacdo Adam inuu u sheegay in canuga uu xanuunsanayay dhowr toddobaad oo uusan socon tan iyo bishii November.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here