Dhowr waddo oo bas ah ayaa la hakiyay koonfurta Stockholm taasoo ka dhalatay baraf xooggan oo da'ay.
Jidadka basaska ee Handen, Jordbro iyo Tyresö ayaa...
Siddeed qof ayaa lagu xiray Flanders iyo Brussels kuwaas oo lala xiriirinayo kiisas argagixiso oo la qorsheeyay, sida uu qoray wargayska Le Soir.
Ka dib...
Dowlada Sweden ayaa sheegtay in kaalmada Guryaha ee loo yaqaano Bostadbidrag loo kordhinayo Waalidka heysta Caruurta badan.
Kaalmada Guryaha ayaa aheyd boqolkiiba 25 Percent Waxana...
Dowlada Mareykanka ayaa Sheegtay in Dalka Shiinaha uusan Dhex Dhexaad ka Aheyn Xaalada Ukraine.
Vladimir Putin iyo Xi Jinping ma aysan sheegin wax noo horseedaya...
Booliiska magaalada Paris ayaa xiray in ka badan 140 qof kadib markii mudaaharaadyo kale ay dhaceen. Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ballan qaaday in la...
Jama Omar ayaa wiil uu dhalay ku waayey shil toogasho ah sanad iyo bar ka hor, ayaa ilaa iyo hada aysan jirin cid lagu...
Dalka Iswiidan ayaa markii ugu horeysay dhowr sano ka dib ku soo baxday liiska dadka ugu farxada badan aduunka.
Wadamada Waqooyiga Yurub ayaa weli ah...
Iyadoo ay soo food saartay qulqulka qaxoontiga Yukreeniyaanka ah ee aan hore loo arag, ayaa waxaa safka hore dib ugu soo noqday mashaakilaadka awoodda...
Telefiishanka Sweden oo dib u eegis ku sameeyay carruurta dibadda loo kaxeeyo ama lagu hayo iyaga oo aan raalli ka ahayn, ayaa muujisay in...
Nin ayaa ku dhaawacmay waxa lagu tilmaamay qarax xooggan oo habeenimadii Khamiista ka dhacay Hässelby waqooyi-galbeed ee Stockholm. Booliisku ayaa aaminsan inuu Xariir la leeyahay...














