Wednesday, April 8, 2026
Telefishinka dalka Sweden ayaa maanta daabacay warbixin ku saabsan “faquuq” la xiriira cudurrada dhimirka ee ka dhex jira kooxaha Sweden qaarkood. Warbixinta ayaa lagu soo...
Nin ayaa Xaaskiisa ku dilay xaafada Hisingen ee magaalada Göteborg ee Dalka Sweden sida ay warbaahinta sheegtay. Booliska ayaa subaxnimadii hore loogu yeedhay guri ay...
Finland ayaa xubin rasmi ah ka noqon doontaa NATO Talaadada bari ah Sida maanta la Shaaciyay Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa ku dhawaaqay...
Maanta Finland waxaa ka bilowday Doorasho Saacadu markay ahayd 09.00 ayaa goobaha codbixinta laga furay dalka oo dhan. Ilaa 4.5 milyan oo Finnish ah oo...
Sannadkii hore waxa dalka Iswiidan ka dhacay 116 kiis oo dhimasho ah, sida ay muujinayso tirokoobyo cusub oo ay soo saartay hay’adda ka hortagga...
Dawladda ayaa baareysa shuruudaha luqadda ee shaqaalaha daryeelka waayeelka. Hadafka ayaa ah helitaanka tayo wanaagsan iyo jawi shaqo, iyo Wasiirka Amniga Bulshada Anna Tenje...
Hogaanka socdaalka ee UDI-da ayaa rabta in ay wax ka badasho sharciga magangalyada Norway oo ay siiso Sharciga dhamaan dumarka Afgaanistaan, balse waxaa diiday...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceeyay hadalka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee ku saabsan in hubka nukliyeerka la geeyo dalka ay jaarka yihiin ee...
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka. Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...
Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir...