Home Wararka Maanta Joe Biden oo ka hadlay Ficilada uu Sameenayo Madaxweynaha Ruushka iyo Khatarta...

Joe Biden oo ka hadlay Ficilada uu Sameenayo Madaxweynaha Ruushka iyo Khatarta jirta

0
Angela Weiss / AFP - Getty Images

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceeyay hadalka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee ku saabsan in hubka nukliyeerka la geeyo dalka ay jaarka yihiin ee Belarus.

-Kani waa hadal khatar ah, waana walaac, ayuu Biden u sheegay saxafiyiinta Aqalka Cad.

Putin ayaa Sabtidii sheegtay inuu amray in la geeyo dalka Belarus hubka taatikada ah ee Nukliyeerka ah ee Ruushka, kaas oo uu xukumo Aleksandr Lukashenko. Biden ayaa sheegay in Ruushku aanu wali wax hub ah oo nukliyeer ah u rarin Belarus. (TT)

go’anka Putin ee Ah in Belarus la geeyo Hubka Nukliyeerka ayaa mujineysa sida Dalkaasi uga go’antahay isticmaalka Hubkaasi hadii uu dareemo Qatar amni oo dalkiisa ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here