Home Wararka Caalamka Khatar Argagixiso oo ka jirta Denmark Sida uu sheegay Booliska

Khatar Argagixiso oo ka jirta Denmark Sida uu sheegay Booliska

0

Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir shan dhibcood ah.

Xogtan waxa soo saaray bilayska nabadsugida iyo xarunta falanqaynta argagixisada (CTA).

Weerarka ayaa ah mid Argagigixiso oo dalka lagu qaadayo sida uu sheegay agaasimaha CTA Michael Hamann

Horumarka tignoolajiyadu waxa uu ka dhigan yahay in ay u fududaatay noocyada kala duwan ee xagjiriinta in ay isku dhiirigeliyaan iyaga oo isticmaalaya meelaha xidhiidhka ee internetka. Tusaale ahaan, xagjiriinta garabka midig waxaa dhiirigelin kara oo isticmaali karahabka Islaamiyiinta xagjirka ah.

Arintaasi waxay horseedi kartaa khatarta sii kordheysa ee dadka labadaba la dhacsan rabshadaha oo diyaar u ah inay adeegsadaan Habkaasi

Si kastaba ha ahaatee, sida warbixinta lagu sheegay, waa ay yar tahay in kooxaha Islaamiyiinta xagjirka ah ay awood u leeyihiin inay weerarro argagaxiso oo weyn oo la soo agaasimay ka geystaan ​​dalalka reer galbeedka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here