Wednesday, April 8, 2026
Wiil Dhalinyaro ayaa lagu toogtay goob ganacsi oo ku taal magaalada Stockholm. Booliska ayaa xabsiga u taxaabay afar qof oo loo haysto dambiga. Toogashada ayaa...
Ugu yaraan 30 qof oo tahriibayaal ah ayaa weli la la'yahay ka dib markii laba Dooni ay ku degeen jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga...
Dhawaan dowlada Sweden qeybteeda Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka ayaa ku dhawaaqday in 6000 kun oo Qaxooti ah laga ceshtay Sharciga Deganaanshaha kaasi oo markaasiii...
Dowlada Sweden ayaa baaritaan ku sameeneysa sida ugu macquulsan ee Xabsiyo looga furi karo dalal ka baxsan Yurub si loo kordhiyo tirada Xabsiyada ee...
Sida ku cad warbixin lagu daabacay Mareegaha Germalka waxaa korortay Weerarada lagu hayo Hoyga ay daganyihiin dadka qaxootiga ee ku nool dalkaasi kuwaasi oo...
Laanta saadaasha hawada ee SMHI ayaa ka digtay roobab mahiigaan ah oo ka da'aya meelo badan oo dalka ah laga bilaabo maalinta Isniinta ah. Sababtan awgeed,...
Xili Dalalka Yurub badankooda ay ka jirto Xiisad ka dhalatay in la gubo Quraanka kariimka Waxaa Dalalka Qaar ay bilaabeen inay Mamnuucaan Gubitaanka Quraanka...
Nin Taksiile ah ayaa si lama filaan ah gaarigiisa ugu dajiyay Haweeney kamid aheyd Macaamiishiisa oo jinsi ahaan aheyd Lesbian. Haweeneyda ayaa ninka Taksiilaha kasoo...
Justin Trudeau iyo xaaskiisa Sophie ayaa kala tagaya 18 sano kadib, sida uu Instagram- ka ku soo qoray Ra’iisul Wasaaraha Canada . "Aniga iyo Sophie waxaan jeclaan...
Stockholm waxaa ka dhacay dagaal aad u ba’an, ka dib markii ku dhawaad ​​kun qof ay xoog ku galeen isku imaatin ay ku sugnaayeen Dad daacad...