Nin Soomaali ah oo 27 sano jir ah ayaa lagu xiray magaalada Halberstadt ee gobolka Sachsen-Anhalt ee dalka jarmalka ka dib markii lagu eedeeyey...
Wararka ka imaanaya dalka Giriiga ayaa sheegaya in ay degtay doon nuuca kaluumeesiga ah oo waday muhaajiriin badan oo kasoo safray dalka Turkiga, kuwaa...
Shalay oo isniin ah ayay maxkamada racfaanka ee dalka Sweden ayaa ku gacan saydhay go’aankii booliiska ee ahaa in ay joojiyeen ogolaanshiyaha in lagu gubo...
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aan ku gaartay in ay Ankara u gacan geliso muwaadin Turki ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo dalkiisa ka dhacay, loogana...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa rajaynaya "tallaabooyin la taaban karo" oo ka yimaada dhinaca Iswidhan ka hor inta aan la ansixin codsiga NATO.
Hadalkan...
Iswiidhan ayaa u ogolaandoonta NATO in ay askar geyso dalkeeda xitaa ka hor inta aan si rasmi ah loo ansixin codsiga xubinnimada Iswidhan, sida...
Qarax ayaa ka dhacay masjid ku yaalla waqooyiga gobolka Badakhshan ee dalka Afghanistan. qaraxa ayaa l dhacay intii lagu guda jiray aaska mas’uul sare.
Waxay...
Dhowr qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo wax yar ka hor ka dhacay dalka Faransiiska
Wasiirka arrimaha gudaha ee...
Ururka Kominal , oo ka mid ah ururada shaqaalaha ee ugu waaweyn Sweden, ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo shaqo oo loogu talagalay shaqaalaha...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%,...















