Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna, Ulf Kristersson oo shir jaraa'id qabtay dhowaantan ayaa sheegay inuu ka xun yahay go'aanka ay ku dhawaaqday hoggaamiyaha xisbiga Centerpartiet isagoo ku...
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet ayaa ugu danbeyn Galabta waxay shir jaraa.id ku xaqiijisay in Xisbigeeda uu Fasaxay Dowlada uu soo dhisayo Xisbiga Socialdemokraterna iyadoo taageeridoonta...
waxaa goor dhow soo gabagaboobey kulan wadahadal uga socday faras magaalaha Stockholm xubno matalayey xisbiyada afarta ee S, MP, C iyo L.
Warbixin ay heshay laanta...
Wasiirka cadaaaladda Tor Mikkel Wara (Frp) ayaa xaqiijiyey in Norway ka fiirsanayso in ay Huawei ka joojiyaan inay ka mid noqoto shirkadaha telefoonada jiilka...
iyado lagu jiro waqtiga iyo isbuucyada ugu danbeeyay waqtiga u haray doorashada Raisal waaaraha Cusub oo ay ka hartay labo mar oo kaliya ayaa...
Sida uu shaaciyay Wasiirka Cadaalada Dalka Norway Dowlada ayaa Qaxooti kasoo qaadaneyaa Wadamo ay kamid yihiin Congo , Sudan iyo sidoo kale wadanka Suuriya...
Qaxooti kor u dhaafaya 49 qof isla markana ku xayirnaa Bada Mediterranean ayaa ugu danbeyn loo ogolaaday in laga soo dajiyo Markabka ay saarnaayeen kadib...
Hogaamiyaha xisbiga moderatke ayaa ka hadlay wada-hadal u socda xisbiyada ka socda isbaheysiga Alliansen kuwaasi oo isku khilaafsanaa dowlada cusub ee hogaamineysa Sweden iyo...
Qalliin xubin talaalid ee uu sameeyo mashiinka roobotka ayaa ah cilmi baaristii ugu dambeeysay ee jir ku talaalidda xubinta ilmogaleenka. Iyadoona ilmihii ugu horreeyay...
Maxkamada Degmada Uppsala ayaa 9 sano oo xabsi ah ku xukuntay 20 sano jir lagu eedeeyay dil will 17 sano ah oo mindi lagu...
















