Abaaro xalay fiidkii ayay aheyd markii wiil somali ah lagu toogtay xaafada Tensta isagoo xiligaasi gaarigiisa dhiganayay goob la dhigto gaariga lakin dhaawiciisa ayuu...
325 qof ayaa noloshooda ku waayey sannadkii la soo dhaafay ee 2018.
Hoggaanka waaxda gaadiidka dalkaas Jonas Bjelfvenstam ayaa ku tilmaamay kororkaan mid murugo leh...
Daawo la’aantaan ka jirta Norway oo ah mid weyn oo ka dhigan in dadweynuhu aanuu helin karin dawadii loo qoray.
Sida uu qoray Stavanger Aftenblad daawooyinkan la...
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay.
Dalka Norway ayaa...
Maxkamadda Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa...
Høyre, Frp, KrF iyo Venstre ayaa sida uu ogaaday NRK ayaa isniinta soo bandhigaya qorshahan cusub.
Xisbiyada midigta oo maalmahanba shir ku aadan wada xaajood...
Wararka laga helayo Waqooyiga caasimada Stockholm gaar ahaan Xaafada Tensta ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dhaawac ahaan looga...
Shacabka Dalka Sweden ayaa sameeyay Banaan'baxyo ay kaga soo horjeedaan Qorshaha Cusub ee isbadalka loogu sameenayo Sharciga LSS ee caawiya Qofka aan lixaadkiisa u...
Barlamaanka dalka Canada ayaa ansixiyay in loo oggolaado soo galooti ka badan hal malyan oo ruux inay yimaadaan wadankeeda saddexda sano ee soo socota.
Tiradan...
Waxaa Xalay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska nin Soomaali ah ku dilay wiil kale oo Soomaali ah xili uu hurdayey.!!
Wararka ayaa intaas ku daraya...
















