Aqalka sare ee baarlamaanka Britain oo aan la soo dooran ayaa dharbaaxo ku dhuftay isniintii qorshaha muranka dhaliyay ee dowladda ee ahaa in muhaajiriinta...
Booliska ayaa baaraya dil ka dib markii qof meyd ah laga helay meel kayn ah oo ku taal Frescati ee magaalada Stockholm, sida ay...
Albaabka laga soo galo guri dabaq ah oo ku yaala magaalada Märsta ayaa waxaa ku waxyeeloobay qarax wax yar ka hor saqdii dhexe ee...
Ugu yaraan 70 qof ayaa dhimatay ka dib markii uu ku soo dumay god laga qodo dahabka dalka Mali, sida ay saraakiishu sheegeen.
Tunnelka ayaa...
Xukun Xabsi Hal sano ayaa lagu riday Labo Waalid oo Gabadhooda u guuriyay, Guurkan oo ka dhacay Dalka Dibadiisa sida lagu soo bandhigay Maxkamaza...
Dowladda Finland ayaa muwaadin asalkiisa Soomaaliya yahay usoo magacawday in uu noqdo argeyga gaarka ah ee u qaabilsanaan doona arrimaha nabadda iyo dhax dhaxaadinta...
Diyaarad milatari oo nuuceedu ahaa Ilyushin-76 oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku bur burtay koonfurta gobolka Belgorod ee kuyaalla xuduudka Ruushka iyo Ukraine,...
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa guul ka gaaray doorashada xisbigiisa jamhuuriga eegobolka New Hampshire, isagoo ka adkaaday haweenadii kula tartamaysay doorashadaan...
Richard Jomshof oo ka tirsan Xisbiga SD ayaa wareysi uu siiyay Joornalka Aftonbladet waxa uu ku sheegay in Dowlada aysan Waxweyn ka badelin Siyaasada...
Kaddib toddobaadyo digniinno ah, mareykanka iyo Ingiriiska ayaa fuliyay duqeymahoodii ugu horreeyay ee cirka ah iyagoo ku qaaday bartilmaameedyo ay xuutiyiintu leeyihiin 11-kii Bishan...














