Thursday, August 27, 2026
Cunuga oo laga dafay isbitaalka Huddinge ee dalka Sweden ayaa loo soo xiray dad dhowr ah. Cunuga yar oo lagu dhalay isbitaalka goor sii horeysay...
Maxkamadda racfaanka ayaa xabsi ku xukuntay nin ka soo jeeda Falastiin oo lagu eedeeyey weerar uu ku qaaday xarunta cibaadada Yuhuudda (Synagogan) ee magaalada...
Gabadh xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqda oo reer Sweden ah ayaa lagu ganaaxay 3,000 krona oo u dhiganta 324 doolar, ka dib markii ay isku...
Ma fiicna in qaxootiga lagu soo rogo inaysan degi karin Oslo sidaas waxaa ku dhawaaqday wasaaradda isdhexgalka. Dowladda Norway ayaa sheegtay in aysan ahayn arrin...
Hay'ada laanta socdaalka sweden ayaa soo saartay tirada qaxootiga la filayo sanadkan 2019 taasi oo muujineysa in hoos uga sii dhacday tirada horay loo...
Ahmed Isse Awad, wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Iswiidhan booqasho gaaban ku yimid si uu ula kulmo wasiiradda arrimaha dibada dalkan, Margot Wallström, ururo...
Wararka laga helayo Magaalada Uppsala ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay nin 60 sano jir ah kaasi oo daawac ahaan loo geeyay isbitaalka halkaasi...
Sharciga dalka Sweden ayaa aad u mamnuucaya faragalinta diimaha marka ay timaado isdhexgalka bulshada waxana arintaasi keentay in xilkeeda iska casisho Ulla Gustavsson oo aheyd...
Nin ka carooday shaqo laga eryay ayaa toogasho ku dilay shan qof isagoo dhaawacay dhowr askari oo soo gaaray goobta uu weerarku ka dhacay. Wararka...
qoraal kasoo baxay hay'ada laanta socdaalka dalka Germalka ayaa lagu dhimay mudada ay qaadato sugista jawaabta uu helayo qaxootiga dalka iska dhiigay iyadoo mudada...