Dunida marka la eego waxaa Dalka ugu wanaagsan ee Haweenka ku noolaan karaan loo doortay Dalka Sweden iyadoo la eegay Nolosha ay Haweenka ka...
Madaxa booliiska Hans Sverre Sjøvold ayaa farta ku fiiqay caqabadaha isdhexgalka ee ka jira Oslo.
Xilli dhawaanahan ay jireen dhacdooyin ku aadan tooreey dad lagu...
Khilaaf xoogan ayaa u dhaxeeya Xisbiga Socialdemokreterna ee hogaamiyaha Kamuunka Degmada Götenborg taasi ayaana keentay in Xilka Hogaanka si xoog ah looga qaado Hogaamiyaha...
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar kana tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa wajaheysa cambaareyn kaga imaaneysa Siyaasiyiin iyo sidoo kale Warbaahinta Yahuuda...
Barlamaanka Dalka norway ayaa Codka kalsoonida u qaaday in la Xadido Mudada Qofka Muwaadinka looga ceshan karo Basaboorka ama dhalashada taasi oo soo jeediyeen...
Wasiirka arrimmaha dibedda Sweden Margot Wallström (S) ayaa saaka xarunta baarlamanka Sweden ku soo bandhigtay dhabbada siyaasad- dibedeedka dawladda Sweden, waxa lagu magacaabo bayaanka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku biiray weerarka afka ah ee lagu hayo gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan Congareska Mareykanka Ilhaan Cumar oo lagu...
Degmada Gävle ee Dalka sweden waxaa lagu gubay 12 gawaari oo la dhigtay dhoor meel oo kala duwan Waxana Falkaasi warbaahinta u sheegay Booliska Magaalada...
Erna Solbergs ninka ay u dhaxday ayaa loo sheegay inuu qabo xannuunkan ka hor sannadka cusub
Warka naxdinta leh ayaa lagu wargeliyey Sindre Finns waxyar...
Dad badan oo aan Swedish ahayn ama asal ahaan ku dhashay dal aan Sweden ahayn ayay haatan si intii hore ka badan ugu sahlan...














