sida ay qortay laanta Wararka ee TT waxaa xabsiga la dhigay ku dhawaad 5 Hogaamiyaal Diimeed kuwaasi oo lagu heesto arimo kala duwan.
Sida warararka...
Waxa soo adkaanaya halganka cidda hogaamin laheyd xisibga Liberalerna. Ekot ayaa maanta soo gudbisey inuu wasiirkii hore ee is dhexgalka Erik Ullenhag, kaasoo imminka...
Sida uu sheegay Mahad Abiib oo ah Somali laga ceshtay Dhalashada Dalka Norway waxaa Muwaadinka loo diiday in la siiyo Basaboorka Dalka Somaliya si...
Wararka laga helayo Kamuunka Jönköping ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu weeraray labo qof weerarkaasi oo ahaa iskuday dil oo loo adeegsaday toorey/mindi.
Weerarka ugu...
Midowga booliiska Sweden ayaa xukuumadda dalka ugu baaqay in ay shaqaalaysiiso ciidamo booliis ah oo u dhashay dalka ay dariska yihiin ee Sweden si...
Qaramada Midoobey ayaa warqad digniina ugu sheegtay hoggaanka magaalada Stockholm cawaaqibta ka imman karta marka guryaha degmooyinka laga iibiyo shirkado waaweyn taasoo keeneysa iney...
dhoor xisbi oo ka tirsan Barlamaanka Dalka Sweden ayaa ku dhawaaqay in ay kalsoonida kala noqdeen Annika Strandhäll oo kamid ah wasiirada Dalka Sweden...
xili dhawaan maxkamad lasoo taagay aas aasihii Maamulka iskuulada Al-azhar ayaa wararka laga helayo Götenborg waxay sheegayaan in halkaasi lagu xiray maamulo kale oo...
Qaxootiga kasoo carara wadamada ay ka jiraan colaadaha iyo kuwa kale oo si shaqsiyan uga soo tagay dalalkooda ayaa iska dhiiba Dalka sweden hase...
Caruurtii argagixiyihii Michael Skråmo, oo sannadkan lagu dilay Suuriya isaga oo ka garab dagaalamaya ururka argagaxisada ee Daaceesh, ayaa dhowaan ka soo degey madaarka...













