iyadoo maalinta isniinta ee soo socota lagu wado doorashada Afayeenka Barlamaanka Sweden ayaa xisbiyada kuwooda isbaheestay waxay bilaabeen magacaabida cida u noqoneyso musharaxa gudoomiyaha.
Xisbiyada isbaheystay ee Alliancen ayaa ku dhawaaqay in Anderas Norlén uu yahay musharaxa Afayeenka Barlamaanka Sweden sida...
wararka laga helayo Bartmaha caasimada Wadanka Denmark ee Copenhagen ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday toogasho.
Sida wararka tilmaamayaan ku dhawaad 3 qof ayaa lagu dhaawacay rasaasta la maqlay waxana weerarka ka dhacay Xaafada Nørrebro.
Booliska Caasimada Denmarka ayaa ka gaabsaday in...
doorashada sweden kadib waxaaa maalinta isniinta ee 24 septemper kulmaya barlamaanka Sweden waxana halkaasi isku aruursandoono Xisbiyada oo dooran doona Afayeenka Barlamaanka.
Caadiyan Waxaa Afayeenka Barlamaanka Sweden noqda xisbiga markaasi ugu weyn hase yeeshee hada lama ogaan karo cida noqon...
Xalay Fiidnimadii waxaa nin lagu toogtay Caasimada Götenborg kaasi oo u dhintay toogashada loo geestay.
Weerarka ayaa ka dhacay nawaaxiga xaafada Biskopsgården waxana dadka deegaanka ay maqleen dhoor rasaas marka uu falka dhacayay.
Weerarka marka uu dhacay kadib waxaa goobta ka baxday...
Xaalada Denmark ayaa sii xumaaneyso marba marka ka danbeeyo waxana dadka somalida ee dalka ku nool laga ceshtay sharciyada deganaanshaha ay heestaan.
Arinta qaxootiga ayaana soo bilaabatay kadib markii Qaxootiga badankooda ee iska dhiibay dalka la siiyay diidmo isla markana...
inkastoo ay aheyd qorsho horay loo saadaalinayay hadana waxaa markii ugu horeesay mudo 7 sano kadib uu bangiga dhexe ee dowlada norway saro u qaaday lacagta ribada ama dulsaarka.
Bangiga ayaa lacagta ku kordhiyay bangiyada kale ee dalka gaar ahaan...
isbitaalka Degmada Ystad waxaa soo foodsaartay kalkaaliso la.an kadib markii ay shaqada joojiyeen ku dhawaad 5 kalkaaliso oo isbitaalka ka shaqeenayay.
Sababta ay kalkaalisooyinka u joojiyaan shaqada ayaa ah kadib markii isbitaalka ay ku dhacday kalkaaliso la.an taasi oo keentay in...
sida ay sheegtay ha.yada canshuuraha sweden ee skatteverket waxaa la lunsaday lacag tiro badan kuwaasi oo badankooda ka dhacay galbeedka Sweden.
Hay.ada ayaa sheegtay in lacagta la lunsaday ay noqoneyso tii ugu weyneyd ee abad laga lunsado ha.ayada canshuuraha sweden ee skatteverket.
Thomas...
Guri ku yaalla xaafa Tensta ayaa dab ka kacay Fiidnimadii Caawa halkaasi oo dadkii ku sugnaa xaafada si deg deg ah uga baxeen.
Dabka ayaa ka bilowday jiko ku taalla gurigaasi sida uu sheegay booliska Stockholm.
digniinta muujineysa in uu dab...
labo toogasho ayaa ka dhacday magaalada Örebro gaar ahaan dhinac Markbacken toogashadaasi oo lagu dhaawacay labo qof oo sida la shegay booliska horay u yaqaaneen.
toogashada ayaa dhacday abaaro 17:45 ee arbacada waxana labada qof lagu sheegay in ay dhasheen sanadka 1990 kii...