Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet oo tiri ” Waxaan leeyahay Uur Gabar ah”

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet oo tiri ” Waxaan leeyahay Uur Gabar ah”

1

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf ayaa xaqiijisay in ay leedahay Uur sida ay ku tilmaamtay Bogeeda Instagramka oo taageerayaal badan ku leedahay.

Annie Lööf ayaa la filayaa in ay fasax ahaato mudo 6 bilood ah xagaaga soo socda waxana shaqadeeda sii wadidoona Anders W Jonsson oo xisbiga ka tirsan.

Qoraal ay soo dhigtay barta Instagramka ayaa u qornaa sidan ” Gabadheena sanadka danbe ayay ku soo biiri doonta Qoyska waxana ay noqondoontaa gabar weyn”

isbuucyo kahor wasiirada dhaqanka sweden Amanda Lind ayaa sidaasi oo kale dhashay waxana hada ku maqantahay fasax.

Amanda Lind ayaa dhashay gabar waxana horay u heesatay labo caruur oo kale.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

  1. Gagadheena eraygaas waxaad ulajeedan san filayo gabadheena Marka iska hubiya qoralka intaydaan soo fasixin qoralka maadaama dad badan aqrisanayaan bartiina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here