Wednesday, April 22, 2026
Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay Qof. Booliska ayaa helay Digniin Muujineysa in Xaafada Rinkeby gaar...
Dowlada Dalka Denmark ayaa wada Qorsho ay Qasab ugu Celineyso Qaxooti kasoo jeeda Dalka Suudaan kuwaasi oo ku Sugan Dalkeeda. Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Denmark...
ku dhawaad sadax sano guud ahaan wadamada Xubinta ka ah Midowga Yurub ayaa wada dadaal ay ku doonayaan sidii looga heshiin lahaa tirada Qaxootiga...
Sanadkii 2015 oo dalka Sweden iska dhiibeen Qaxootiga tiro badan ayaa lasoo saaray sharci dhigaya in dadka la siiyo sharci ku meer gaar ah...
Maanta oo jimco ah ayay ku beegantahay munaasibada Sanadkii ugu horeeyay ee Haweenka Sweden loo ogolaaday in ay codkooda doorashada dhiibteen waxana kasoo wareegatay...
Waaxda Statistisk-kada ee SSB ayaa soo saartay warbixin ku aadan heerka shaqo la’aanta soo galootigu ay marayso marka loo eego bulshada kale ee wadanka. Tirakoobkan...
Hay'ada Ceemiska Sweden ee Försäkringskassan ayaa hakisay lacago badan oo lagu sameeyay qayaano iyadoo dadka qaarkood ay qorteen jiro xili ay shaqeenayeen halka dadka...
Xafiiska Shaqada sweden ee Arbetsförmedlingen ayaa maanta soo bandhigay tirada Shaqaalaha ka shaqeeya Xafiiska ee laga joojinayo Shaqadooda. Sida uu sheegay Thomas Wolf oo ka...
Iyadoo horaantii ay qiyaastii sannad walba isku diiwaangelin jireen 600 qof in nafta is dhaafiyaan dalkan Norway ayey haatan tiradaasi si weyn uga badatay...
Dowladda ayaa soo bandhigeysa hindise cusub kaasoo danbi ka dhigaya la shaqeynta urur argagixiso. Hindisahan ayaa ah mid hore oo dib u habeyn lagu sameeyey...