iyadoo la galayo xiliga kuleelaha Dalka Sweden ayaa waxaa bilawday toogashada ka dhacday xaafada qaar ee Caasimada Stockholm waxana Xaafada Sätra lagu toogtay 3...
Dalka Sweden ayaa hada laga cabaa shiishada ama Badeecada taasi oo loo furtay Xaruumo loogu tala galay in lagu cabo iyadoo dadka ugu badan...
Arbacadii waxay soo saartay UDI tiro cusub oo muujinaysa dadka loogu ogolaaday degannaanshaha dalkan markii dacwo ay u fidiyeen xubno qoysaskooda ka tirsan. Tirada...
Hey’adda badbaadada dhallaan ee afka iswiidhishka lagu yiraahdo Rädda Barnen ayaa iminka cadaadis hor leh ku saareysa dowladda Sweden arimaha la xiriira caruurta dadka...
Kumanaan Qaxooti ah ayaa iska dhiibay Dalka Sweden sanadihii u danbeeyay kuwaasi oo hada dareemaya nolol farxad leh in ay ku heestaan Degmooyinka ay...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya wiil oo Soomaali ah oo dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska, islamarkaana dilkiisa loo adeegsaday Toorey.
Ciidanka Booliska...
Nyamko Sabuni ayaa shir jaraa’id oo ay maanta qabatay ku sheegtay inay u taagan tahay doorashada xilka hoggaanka xisbiga Liberalerna.
– Waxaan taageero ka haystaa xubnaha...
Haweenayda oo ay is khilaafeen hay’adda barnetvernet ayaa sawiro iyo vidioyo ku saabsan gabadheeda baraha bulshada dhigtay
Haweenay 40 jir ah ayey maxkamadda Hålogaland ee...
Waxay aheyd Dacwad aad u adag oo soo socotay mudo Shan sano ah taasi oo qabsatay hooyo Yaasmiin oo ku nool Dalka Norway kuna...
mudo laga joogo dhoor bilood waxaa dagaal looga adkaada kooxda IS oo ka dagaalanta gudaha Dalka Suuriya iyo Ciraaq taasi oo keentay in Xubnaha...















