Booliska Sweden ayaa ka hortagay tiro dambiyo culus ah,waxana ay xireen in ka badan 30 qof sida uu dhigayo sharci cusub oo u ogolaanaya booliiska in ay dhagaystaan dadka iyaga...
Xildhibaanad ka tirsan Norway oo lagu magacaabo Hadia Tajik ayaa ku baaqday in la ganaaxo waalidka caruurtiisa uga soo taga dalka dibadiisa isla markana...
Nin da'diisu tahay sodon jir ayaa shalay boolisku ku toogtay magaalada Sundsvall .
Shantii fiidnimo ee shalay ayaa ciidamo booliis ah oo roondo ah waxa ay tageen guri ay...
Hay’adda laanta socdaalka ayaa ku dhawaaqday inay diidi doonto codsiyada lagu siinayo ogolaanshaha shaqo ee 300 oo qof, oo ay soo gudbisay hal shirkad dhismo, sababo la...
Maxkamadda Sare ee Talyaaniga ayaa dembi ku tilmaantay in Tahriibayaasha loo wareejiyo Ilaalada Xeebaha Liibiya, iyadoo sheegtay inaan magaalooyinka Liibiya loo aqoonsan karin meelo ammaan ah.
Amnesty International...
Wasiirka sinnaanta jinsiga Paulina Brandbury, ayaa maanta ku dhawaaqday baadhitaan cusub oo ay dawladdu bilaabayso, kaas oo ay sheegtay in looga golleeyahay in lagu...
Shan qof ayaa lagu soo oogay inay ku lug lahaayeen dilka Hooyada dhashay Ismaaciil Cabdoodayrtii hore.
Nin 19 jir ah iyo wiil 15 jir...
Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ugu yaraanna ay 22 kale ku dhaawacmeen kaddib marki rasaas oodda loogaga qaaday taageerayaal isugu soo baxay...
Israa'iil ayaa "weerar ballaaran" ku qaaday Lubnaan ka dib markii qof dumar ah lagu dilay qaar kalena lagu dhaawacay weerar gantaal oo lagu qaaday...
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay siddeed kalena way ku dhaawacmeen weerar gantaallo ah oo lagu qaaday magaalada Safed ee waqooyiga Israa’iil.
Telefishinka Channel...














