Dowlada norway ayaa wax weyn ka badashay qaabka qofka uu ku helayo basaboorka weyn ama dhalashada gaar ahaan qofka gala dambi kuna muteesta xabsi...
Dugsiyada sare ayaa xiran muddo ku dhow laba bilood iyadoo ardey gaareysa boqolaal kun ey waxbarashada ku qaata aaladda internet-ka taasi oo ardayda qaar...
Dowlada ayaa kordhisay lacagta laga helo sanduuqa Akassa ee Caawiya qofka shaqo la'anta ah iyadoo qofka shaqo la'anta ah 100 maalmood uu xaq u...
Afar iyo labaanti saac ee ugu danbeeyey wuxuu covid-19 ku diley Iswiidhen 99 qof iyadoo guud ahaan dadka uu geeriyooday cudurka tiradoodu tahay 3 040.
Tirada...
Hay'ada ceymiska Sweden ee forsakringskassan oo bixineysa Lacagta ama Mushaharka Qofka Xanuunka Bilihii April iyo bishan May ayaa kordhisay Mudada Lacagtaasi la qaadanayo iyadoo...
Qeyb kamid ah Xisbiyada ku jira Barlamaanka ayaa wada in Qaxootiga iska dhiiba Dalka ee Hela Diidmada uu mar kale dib isku dhiibo karo...
Warbaahinta VOA ayaa wareysi ay dhawaan bixisay ku shaacisay in Somali gaareysa 1600 kun oo Somali ah ay dowlada Norway ka heleen sharciga wareysigaasi...
ku dhawaad 10 qof ayaa lagu xiray caasimada labaad ee Sweden Gotenborg xiritaanka ayaa yimid kadib markii maalinta Axada qof lagu toogtay halkaasi qofka...
Gudiga Arimaha Siyaasada ee Barlamaanka Sweden ayaa ka fakaraya Hindise dhigaya in Qofka hela diidmada uu sugo mudo 10 sano ah hadii uu doonayo...
122,000 kun oo qof ayaa shaqadooda waayay tan iyo bishii march bilowgeeda waana dhibaatadii ugu balaarneed ee suuqa shaqada sweden sida ay sheegtay wasiirada...














