Sida ay heleyso Warbaahinta Somaliska.com diyaarada Itoobiyan Airline ayaa ah diyaarada kaliya ee tagta Dalka Somaliya iyadoo marta Caasimada itoobiya ka hor inta aysan...
Dowlada Dalka Holland gaar ahaan Qeybta Caafimaadka Dadweynaha ayaa xaqiijisay in Dalkeeda uu dib ugu soo laabtay Xanuunka Corona waxana Qeybta Caafimaadka ay sidoo...
Wararka laga helay magaalada Bergen ee Dalka Norway ayaa sheegaya in Banaanka Magaalada gaar ahaan Nawaaxiga Askøy guri ku yaala laga helay meydka hooyo...
Waxaa maanta lasoo bandhigay tirada dadka cusub ee u dhintay xanuunka Corona mudada 24 saac ee lasoo dhaafay waxana tirokoobka uu muujinayaa in 7...
Wadahadalka miisaaniyada inta uu socday shirkii Midowga Yurub ayaa adkaa laakiin natiijada ayaa noqotay mid u feecan Sweden, sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha Stefan...
Wadmada Midowga yurub ayaa gaaray heshiis la xiriira miisaaniyada Wadamada Xubinta ka ah Yurub kaasi oo qeyb ka ah xaalada Corona ee wadamadaasi ka...
dhawaan Guri ku yaala magaalada lørenskog ee Dalka norway waxaa laga helay labo caruur ah oo la dilay iyadoo isla guriga loogu tagay hooyada...
8540 qof oo kale ayaa iska diiwangeliyay xafiiska shaqalaha bulshada ee iswiidhan usbuucii hore. Saddex meelood meel dhamaan dadka cusub ee soo galay waxay...
dood adag ayaa ka jira Dhibaatooyinka ka dhasha Tooreyda ama Mindida oo Sanadihii ugu danbeeyah lagu geestay Weeraro kala duwan gaar ahaan Dalka Sweden...
Dowladda Turkiga ayaa soo saartay xeer muwaadiniinta dalal badan oo waddankaasi dal-ku-galka dalxiiska ah ku galay u diidaya in sanad ka badan degganaashaha loo...














