Home Wararka Maanta Sweden oo laga diiwaan galiyay dhimashada 7 qof oo kaliya

Sweden oo laga diiwaan galiyay dhimashada 7 qof oo kaliya

0

Waxaa maanta lasoo bandhigay tirada dadka cusub ee u dhintay xanuunka Corona mudada 24 saac ee lasoo dhaafay waxana tirokoobka uu muujinayaa in 7 qof oo kaliya ay u dhimatay xanuunka gudaha Dalka Sweden waana tiro aad u yar marka la eego tirooyinka horay loo soo bandhigay.

Tirada Dhimashada Sweden ayaa mareysa 5646 qof marka lagu daro tirada cusub halka dadka qaaday Xanuunka ay sii mareyso 78,166 qof.

Tan iyo Shalay oo isniin ah waxaa ku soo korortay 118 qof oo kaliya dadka qaaday xanuunka taasi oo muujineysa in Xanuunka uu kasii dhamaanayo Dalka Sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here