Home Wararka Maanta Wadamada Midowga Yurub oo heshiis ka gaaray kulankooda iyo Miisaaniyada

Wadamada Midowga Yurub oo heshiis ka gaaray kulankooda iyo Miisaaniyada

0
STOCKHOLM 20200504 V‰nsterpartiets partiledare Jonas Sjˆstedt (V) under en manifestation fˆr Gui Minhai utanfˆr Kinas ambassad. Foto: Jessica Gow / TT kod 10070

Wadmada Midowga yurub ayaa gaaray heshiis la xiriira miisaaniyada Wadamada Xubinta ka ah Yurub kaasi oo qeyb ka ah xaalada Corona ee wadamadaasi ka jira.

Dalka Sweden oo qeyb ka ah Shirka waxaa ku soo aaday lacag dheeraad ah oo gaareysa 6 milyan taasi oo ka dhigan in guud ahaan ay bixiso 148 milyan miisaaniyada guud ee lacagta looga baahan yahay wadan kasta oo yurub ah.

Xisbiga Vänsterpartiet ayaa kasoo horjeestay lacagta dheeraadka ee Sweden ugu tala gashay Midowga yurub waxana xisbiga uu sheega in lacagtaasi ay tahay mid dowlada miisaaniyadeeda laga qaado.

Hogaamiyaha Xisbiga Jonas Sjöstedt ayaa soo jeediyay in Dowlada ay lacagta dheeraadka hordhigto Barlamaanka si loo siiyo ogolaansho.

Hadalka Hogaamiyaha Xisbiga ayaa ku soo aadaya iyadoo mudo dhoor cisho ay Madaxda Midowga yurub ku sugan yihiin Beljimka halkaasi oo shir uga socdo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here