mudo isbuuc ah ayaa ka hartay in dib loogu laabto iskuulada sare ee Dalka sweden lakin ardayda bilaabeysa waxbarashada waxaa soo wajahay cabsi dhanka...
Sida uu soo bandhigay raadiyaha Dowlada Sweden Waxaa adag in dadka ku cusub wadanka ay helaan guryaha caasimada Stockholm sababta ayaana ah in dad...
Dowlada Ruushka gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaasi waxay soo bandhigtay talaalka Cudurka Convid19 kaasi oo lagu tijaabiyay dadkii ugu horeeyay laguna guuleestay sida...
Sida ay maanta soo bandhigtay raadiyaha Dowlada Sweden dadka suga ama sameesta balanta tijaabada imtixaanka lagu qaado kaarka gawaarida ayaa mareysa sadax bil ka...
Dowlada Denmark ayaa bilowday dagaal ay la galeyso Xanuunka Corona oo dib ugu soo laabtay Wadanka waxana Dowlada xooga saareysa in wadanka aanan dib...
xili wadanka sweden laga masaafuriyo dad kala duwan oo ka kooban kuwa wadanka dambi ka galay iyo kuwa heesta diidmo ayaa qarashka ku baxa...
Dowlada Gariiga ayaa ugu danbeyn shaacisay in wixii ka danbeeya 17 bishan Agoosta ay dalkooda u soo safri karaan Dadka ka imaanaya Dalka Sweden...
tan iyo maalinta jimcada ayaa laga diiwaangaliyay dhimashada sadax qof oo u dhintay xanuunka Corona sida ay maanta shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha taasi oo...
labo kamid ah Lamaanayaasha kasoo kala jeeda Sweden iyo Norway ayaa Arooskooda waxaa hakiyay xaalada Corona gaar ahaan Xadka labada dal ee xiran waxay...
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Oslo ee Dalka Norway ayaa markle ka dhacday buuq iyo fowdo ay sameeyeen Somalida ku muransan Masaajidka waxana...
















