Thursday, April 9, 2026
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa dhaleeceeyay hadalkii dhigiisa Faransiiska Emmanuel Macron hadalkaasi oo ahaa in laga difaaco qiyamka cilmaaniga ah ee dalkiisa ee ka...
Maanta oo Talaadada ah mas'uuliyiint Caafimaadka waxay qabteen shirkoodii 100aad ee jaraa'id oo ay uga hadlayeen xaalada corona tan iyo markii uu cudurku bilaabmay. Infekshanku...
Turkiga ayaa bilaabay daabulida nidaamkiisa difaaca gantaalaha Ruushka ee S-400 oo la geynayo goob tababar oo u dhow Sinop, oo ah magaalo ku taal...
Raisal wasaaraha Dalka Norway Haweeneyda lagu magacaabo Erna Solberg iyo qaar kamid ah Golaheeda wasiirada oo caweenaya ayaa wareysi waxaa ka qaaday Joornalka VG...
Madaxa sirdoonka shisheeye ee Ruushka ayaa ka digey khilaafka sii ballaaranaya oo u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia oo ku saabsan degaanka Nagorno-Karabakh ay ku...
La dagaalanka shaqo la’aanta iyo dambiyada ayaa ah waxa ugu muhiimsan  miisaaniyada ee xisbiga Moderaterna, oo saaka lasoo bandhigay. Isla mar ahaantaana, waxay ku...
Booliska Stockholm ayaa xalay heegan la galiyay waxyar kadib 10-kii fiidnimo kadib dhowr qof oo maqlay qarax weyn oo ka dhacday Bromsten waqooyi-galbeed Stockholm. booliska...
Wadar ahaan 377 muwaadin ayaa laga helay Cudurka Corona mudada 24-kii saac ee la soo dhaafay , warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxday maamulka caafimaadka...
Tirada qaxootiga Germalka ayaa hoos udhacay 60,000 inta udhaxeysa dhamaadka 2019 iyo bilowga sanadka 2020. Dhowr ka mid ah ayaa lagala noqday sharcigooda magangalyada...
xisbiga Sverigedemokraterna ayaa la yimid hindisahooda ku saabsan sida lacagta Sweden loo isticmaalo sanadka soo socda. Xisbigu waxaa ku jira Qorshe aan caadi aheyn Xisbiga...