Home Wararka Caalamka Xisbiga SD ” Dadka waweyn 10,000 kr ayay helayaan Caruurtana 5,000 kr...

Xisbiga SD ” Dadka waweyn 10,000 kr ayay helayaan Caruurtana 5,000 kr (Hindise Cusub)

0
Foto: Henrik Montgomery / TT

xisbiga Sverigedemokraterna ayaa la yimid hindisahooda ku saabsan sida lacagta Sweden loo isticmaalo sanadka soo socda. Xisbigu waxaa ku jira Qorshe aan caadi aheyn

Xisbiga Waxay rabaan dhamaan dadka waaweyn ee iswiidhishka inay helaan toban kun oo karoon. Carruurtna in ay helaan shan kun.

Waxay rabaan in qof kasta wax ku iibsado lacagta. Waxay u fiican tahay shirkadaha Iswiidhishka, ayuu yidhi xisbigu.

РWaxay noqon doontaa qaali. Laakiin way u qalantaa in sidaasi la sameeyo. Waxay soo dedejinaysaa dhaqaalaha dalka in uu kor u kaco, ayuu yidhi Oscar Sj̦stedt oo ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna.

Xisbigu wuxuu kaloo doonayaa inuu lacag badan ugu deeqo booliska. Waxay kaloo rabaan inay yareeyaan canshuuraha dalka.

Somaliska Stockholm

Turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here