Home Wararka Caalamka Qarax Xalay ka dhacay Caasimada Stockholm Nawaaxiga Spånga

Qarax Xalay ka dhacay Caasimada Stockholm Nawaaxiga Spånga

0
Photo © Johan Nilsson / TT

Booliska Stockholm ayaa xalay heegan la galiyay waxyar kadib 10-kii fiidnimo kadib dhowr qof oo maqlay qarax weyn oo ka dhacday Bromsten waqooyi-galbeed Stockholm.

booliska ayaa baaritaan ka bilaabay goobta iyo Guriga uu ka dhacay Qaraxa Baaritaan kadib, waxaa la ogaaday inuu ahaa bam gacmeed ku qarxay meel dhowr guriga.

– Waxaa waxyeell kasoo gaartay albaab iyo daaqad kuwaasi oo ku bur buray , sida ay sheegtay Anna Westberg, afhayeenka booliska.

Goobta ayaa la xiray si baaritaan farsamo looga sameeyo iyadoo la sameeyay Warbixin ku saabsan burburka guud ee goobta ka dhacay.

Ma jiro wax war ah oo sheegaya in qof uu ku dhaawacmay iyo qof loo qabtay.

Somaliska Stockholm

Turjumay Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here