Dhibaatada ka taagan Nagorno-Karabakh ayaa u horseeday gobolka qarka u saaran masiibo bani'aadamnimo, Ra'iisul Wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan ayaa jimcihii ka sheegay shirkii Golaha...
mudo labo sano oo hakad uu ku jiray lacagta dhaqaalaha ee loogu tala galay masjidka Towfiiq ee Caasimada Oslo sababo la xiriira khilaaf ka...
Ma jiri doono fududeynta xayiraadaha taageerayaasha ee waaxda dhaqanka iyo isboortiga. Farriintaas ayay dowladdu dhiibtay maanta sababtuna waxay tahay, sida ay sheegtay wasiirka arrimaha bulshada...
Xiisada Gobolka Nagorno-Karabakh ayaa sii socota tan iyo 27-kii Sebtember, iyadoo labada waddan ee Armenia iyo Azerbaijan ay is weydaarsadeen eedeymo ah inay dagaalka...
Wasiirka Caruurta iyo Qoysaska Norway Kjell Ingolf Ropstad (KrF) iyo dowlada ayaa markale kordhinaya Kaalmada caruurta. Wadarta qiimaha lacagtaasi waxaa lagu qiyaasaa 1.1 bilyan...
Xisbiga Kristdemokraterna ayaa aaminsan in la joojiyo barashada afka hooyo ee dhammaan iskuulada dalka. Xisbigu wuxuu rumeysan yahay in waxtarka waxbarashadda aan lagu caddeyn...
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa isku raacay in la diro dhamaan soojeedinta guddiga socdaalka si wadatashi looga sameeyo.
Laakiin xisbiga Miljöpartiet ayaa meel...
''Waxaan xaqiijin karaa in dowlada sanadka soo socda ay dooneyso inay qaabisho 3,000 oo qoxooti qoondo ahaan, waana tiro rikoor ah'' hoggaamiyaha KrF Kjell...
Armenia waxay diyaar u tahay inay tanaasul ka sameyso dagaalka ay kula jirto Azerbaijan ee ku saabsan Nagorno-Karabakh hadii Azerbaijan ay diyaar u tahay...
Dad yar ayaa doorta inay wax ku bartaan dibada, gaar ahaan USA, oo horey u ahayd halka ugu badan ee ardayda wax ku bartaan...













