Laga soo bilaabo Maarso, albaabada
hore ee basaska ayaa la xiray. Waxayna sii socon doontaa mudo sanad kale ah.
Sharcigu waa inuu ka ilaaliyaa qofka baska...
RAIISEL WASAARAHA CANADA Justin Trudeau ayaa sheegay in Canada ay u diyaar garoobeyso "carqalado" suurtagal ah hadii Mareykanku wajaho doorasho lagu muransan yahay bisha...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden oo ka hadlayay Heshiiska ay gaareen xisbigiisa iyo Xisbiga Miljöpartiet ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiska labada dhinac...
waa sida uu Qabo Cabdi Shaakir oo ah wiil dhalinyaro ah kaasi oo wadanka Sweden isaga tagay mudo 8 bil kahor isagoo tagay Dalka...
Armenia iyo Azerbaijan waxay ku heshiiyeen xabad joojinta uu garwadeenka ka yahay Ruushka ee ku aadan Gobolka Nagorno-Karabakh laga bilaabo Sabtida maanta, laakiin waxay...
Siyaasiga Xagjirka Daanishka ee Rasmus Paludan wuxuu noqday muwaadin Iswidish ah. Wuxu sheegay inuu rajaynayo inuu hawlo badan ka qaban karo Sweden, sida ay...
Laba qof oo kale oo la xaqiijiyey inay u dhinteen Convid 19- gudaha Dalka Sweden, sida ay sheegtay wakaaladda caafimaadka bulshada.
Tirada guud ee dhinashada...
Ruushka ayaa sheegay in Azerbaijan iyo Armenia ay ku heshiiyeen in ay ku kulmaan Moscow jimcaha si ay uga wada hadlaan joojinta dagaalka Nagorno-Karabakh,...
Haweeney 53 jir ah oo ka soo jeeda magaalada Asker ee Dalka Norway ayaa hada lagu xukumay hal sano oo xarig ah maxkamada degmada...
Xisbiga Kristdemokraterna wuxuu taageersan yahay dalabka xisbiga Bidixda ee mooshinka cambaareynta ah ee ka dhanka ah raiisul wasaare Stefan Löfven (S)
Ulf Kristersson ayaa isna...














