Home Wararka Maanta Sweden oo laga diiwaangaliyay 919 Kiis oo Coronavirus (digniin lasoo saaray)

Sweden oo laga diiwaangaliyay 919 Kiis oo Coronavirus (digniin lasoo saaray)

0
Pontus Lundahl/TT

Laba qof oo kale oo la xaqiijiyey inay u dhinteen Convid 19- gudaha Dalka Sweden, sida ay sheegtay wakaaladda caafimaadka bulshada.

Tirada guud ee dhinashada ayaa mareysa 5,894 qof oo cudurka u dhintay halka qeybta Caafimaadka deg dega la dhigay tiro dhoor Qof ah

24 saac ee lasoo dhaafay 919 qof ayaa qaaday Xanuunka taasi oo Wadarta guud ka dhigeysa 98,451 qof .

Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa digniin ay soo saartay waxay ku sheegtay in Xanuunka uu dib u soo laabtay isla markana kordhayo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here