Sweden, Norway iyo Finland ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan xoojinta iskaashiga hawlgallada milatari ee Waqooyiga Calotte. Wareysiga uu siiyay TV4, wasiirka...
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...
Madaxda ugu sareysa ee ka socota Turkiga, Jarmalka, iyo Midowga Yurub ayaa Talaada maanta qabtay kulan fiidiyow ah oo diiradda lagu saaray xiisaddii ugu...
Ha tagin Danmark - tani waa baaqii ka soo yeedhay golaha gobolka Skåne ee wadanka Sweden, oo hadda qaatay talobixin u gaar ah marka...
Raiisel wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ka hadlay Xayiraado cusub oo wadanka lagu soo rogay iyo Dadka dib ugu laabanaya xafiisyada shaqada, isagoo sheegay...
Turkiga iyo Gariiga ayaa dhowaan dib u billaabi kara wadahadallo ku saabsan muranka aagga ay kala sheegtaan ee badda Mediterranean-ka, laakiin hogaamiyaasha Midowga Yurub...
- Haddii tirada dadka cudurka qaba ay sii kordhaan, waa in aan soo bandhigno tallaabooyin faragelin ah, ayuu yiri Raymond Johansen (Labour) oo ka...
Miisaaniyadda Dowladda, ee lasoo bandhigay waxaa ku jira tallaabooyin cusub oo loogu talagalay lacag dhan 105 bilyan oo karoon. Mid ka mid ah soo-jeedinta...
Masuuliyiinta Talyaaniga ayaa diiday markabka soo badbaadiyay muhaajiriin ee lagu magacaabo Sea-Watch 4 dekedda magaalada Sicilian ee Palermo.
Maamulka dekedda Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay...
Arinta qaxootiga ayaa markale kala qeybinaysa xisbiyada Sweden, madama su’aal ka taagan tahay in Sweden ay soo bandhigto go'anka soo dhaweynta muhaajiriinta ka socota...















