Dowladda Giriigga ayaa shalay ku eedeysay Turkiga inuu dhiirrigelinayo tahriibka Soomaalida iyada oo loo marayo dalab dal-ku-gal ah, ka dibna u oggolaatay muhaajiriinta inay...
Hogaamiyaha Jarmalka ayaa sheegtay in dukaamada, iskuulada, iyo xarumaha xanaano maalmeedka inay xirmayaan inta lagu gudajiray ciida masiixiga ilaa bisha janaayo 10. Sharciyada cusub...
Raadiyaha Sweden ayaa sheegay in dowladda Sweden go'aansatay inay ka caawiso Norway, Iceland iyo Switzerland inay soo iibsadaan tallaalada loo yaqaan 'Covid-19.
Qaab dhismeedka wadashaqeynta...
Agaasimayaasha shan ka mid ah cosbitaalada waaweyn ee Switzerland ayaa warqad u qoray wasiirka caafimaadka iyaga oo weydiisanaya in si deg deg ah wax...
Waxaa Xabsiga la dhigay Nin iyo Naag loo dhiibay Caruur laga qaaday Waalidka dhalay gudaha magaalada Trondheim ee Wadanka Norway.
Booliska ayaa xiray mudo afar...
Turkiga ayaa sabtidii diiday hadal aflagaado ah oo Iran ay la beegsatay Madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan, kaasi oo la xiriira gabay muran dhaliyey...
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden ayaa xaqiijisay in aysan jirin wax mamnuuc ah oo dadka Iswiidhishka ah u diidaya u socdaalida waddamada Midowga Yurub...
Ayan Bashiir Sheikh-Mohamed waxay aad uga shaqeysay ka hortaga faafinta Coronavirus gaar ahaan jaaliyadaha soomaaliyeed ee Norwey. Taas awgeed, waxay heshay abaalmarinta Harry Hole...
Agaasimaha caafimaadka Norway ayaa sheegay in Norway ay caawin doonto Sweden hadii ay caawimaad weydiistaan. Dhakhtarka sare Jon Henrik.
- Wax codsi ah kamaanu helin...
Booliska Austria ayaa gacanta ku dhigay daraasiin hub ah iyo 100,000 kun oo rasaas ah oo qayb ahaan loogu talagalay in lagu dhiso maleeshiyo...














