Home Wararka Maanta Dhaqtarad Ayan Bashiir Sheikh-Mohamed oo ku guuleysatay mid kamid ah Bilad sharafta...

Dhaqtarad Ayan Bashiir Sheikh-Mohamed oo ku guuleysatay mid kamid ah Bilad sharafta ugu qaalisan Norway

0
Foto: MARIANNE RUSTAD CARLSEN / NRK

Ayan Bashiir Sheikh-Mohamed waxay aad uga shaqeysay ka hortaga faafinta Coronavirus gaar ahaan jaaliyadaha soomaaliyeed ee Norwey. Taas awgeed, waxay heshay abaalmarinta Harry Hole Award. – Waa Gabadh aad u fiican, ayuu tidhi Jo Nesbø.

Ayaa Waa 34 sano jir waxayna ku timid Norwey qaxooti markii ay lix sano jirsatay. Maanta, waa dhakhtarad norwiijiyan-soomaali ah waxay u shaqeysaa isbitaalka jaamacadda Akershus.

Ayaan oo ka hadashey bilada la gudoonsiiyay ayaa sheegay in kaligeed aysan keenin lakin ay sabab u yihiin bulshada qeybahooda kala duwan kuwaasi oo kala shaqeeyay shaqada ay qabatay.

Abaalmarinta sanadkan la bixiyay ayaa lagu qiimeeyaa lacag dhan 2.2 milyan NOK sida dhaqanku yahay, waa aasaaska Harry Hole Foundation oo ay weheliso qofka ku guuleysta abaalmarinta sanadkan iyagoo ku heshiinaya halka ay lacagtaasi aadi doonto. Sannadkan, waxay ka shaqeynayaan ka hortagga akhris-qoris la’aanta magaalooyinka Muqdisho iyo Nepal.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here