Dowlada ayaa maanta u soo bandhigtay sharciga ku meel gaarka ah ee Corona gudiga sharciga ee Dalka. Wasiirka arrimaha bulshada Lena Hallingrin ayaa shir...
Gun-Britt Johnsson, oo Haweeney 91 sano jir ah, taasi oo noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaadata tallaalka COVID-19 gudaha Sweden waxay ku nooshahay goob...
Canada ayaa laga helay laba xaaladood oo kala duwan oo coronavirus ee ku faaftay koonfur-bari England.
Cudurku ayaa laga helay laba qof oo sida muuqata...
Dhulgariir lagu qiyaaso 5.3 oo ku saabsan qiyaasta Richter ayaa ka dhacay gobolkii Elazig ee bariga Turkey saaka, sida sheegtay AP.
Sida laga soo xigtay...
Xili Dowlada Norway ay soo saartay in 10 qof oo kaliya ay iskugu imaan karaan hal goob ayaa mid kamid ah Masaajida Norway gaar...
Kalsoonida lagu qabo Ra'iisul Wasaaraha Stefan Löfven ayaa kordhay xilligii deyrta, in kasta oo mowjad labaad oo Corona ah ay dib u soo laabteen.
Isugeyn...
Dadka Britishka ah wali looma ogola inay u safraan Norwey, iyadoo Norway ay kordhisay xayiraada dadka kasoo safraya UK, ilaa 29 December.
Sidaasi waxaa sheegtay...
Stockholm: Waaxda saadaasha hawada ee Iswiidhan ayaa ka digtay in lagu siibto jidadka ku yaal galbeedka Sweden inta lagu guda jiro maalinta Kirismaska. Sida...
Dhacdooyin adag ayaa ka dhaca Dalka norway taasi oo saameyn ku yeesha bulshada dhexdeeda isla markana mararka qaarkood aad loo hadal hayo.
Dhacdooyinkaasi waa qeyb...
Waqtigan xaadirka ah, Raiisel Wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Boris Johnson ayaa qabanaya shir jaraa'id kadib heshiiskii ganacsiga ee lasoo afjaray kaasi oo u dhaxeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga...














