Saturday, April 11, 2026
Sida aan horay idinkugu sheegnay Sharciyo cusub ayaa la filayaa in Sanadkan Cusub ee 2021 ku soo kordhaan wadanka kuwaasi oo badankooda la shaaciyay. Sharciyada...
Dhul-gariir ayaa ka dhacay Dalka Norway gaar ahaan Degmada Gjerdrum halkaasi oo da badan laga soo daad-gureeyay halka wali la'layahay tiro kale oo dad...
Laga bilaabo kowda Janaayo, tijaabada PCR-ga ayaa looga baahan yahay dadka safarka ah ee ka socda UK ee Sweden soo galaya, Wasiirka Arimaha Gudaha...
Raisel wasaaraha Sweden ayaa Dadweynaha ugu baaqay in ay joogaan guryahooda iskana ilaaliyaan booqashada Dukaamada xiliga Fasaxa si looga hortago Xanuunka Corona lakin taasi...
Toogasho ayaa ka dhacday Caawa xaafada Tensta ee waqooyi galbeed ee Caasimada Stockholm waxana la xaqiijiyay in Saddex qof ay ku dhaawacmeen. toogashada ayaa dhacday...
Laga soo bilaabo Diisambar 23, Iswiidhan waxay diiwaangelisay 205 dhimasho cusub oo ka dhalatay xanuunka 'covid-19', sida uu qoray wargayska SVT . Dhimashooyinka ugu badan ayaa dhacay usbuuca...
Nooca cusub ee loo yaqaan 'covid-19', oo markii ugu horreysay laga xaqiijiyay Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hadda laga helay Finland. Waxay qortay wakaalada wararka TT xogta...
Gaari xamuul ah ayaa jiiray hooyo iyo labadeeda carruur ah oo ku sugnaa waddo socodka iyo baaskiil loogu tala galay oo ku taal Lukau...
Boqortooyada Midowday waxay diiwaan galisay 41,385 oo laga helay cudurka loo yaqaan 'covid-19', oo ah tirada ugu badan ee maalinle ah. Rikoodhkii hore wuxuu ahaa...
Sida ay Shaacisay Shirkada Gaadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm waxaa la kordhiyay Qiimaha lagu jaranayay Kaararka loo isticmaalo Gaadiidka kala duwan. Laga bilaabo 5 Januar...