Wednesday, June 24, 2026
Maamulka caafimaadka ee qaar ka mid ah gobolada Iswiidhan waxay u arkeen inaysan habooneyn in la xiro iskuulada dugsiga dhexe si loo yareeyo faafitaanka cudurka,...
Boqolkiiba 66 ilaa 75 dadka dib u bixiya amaahda Waxbarashada ayaa kordhay kadib markay u guureen meel ka baxsan Iswiidhan sannadihii la soo dhaafay,...
Dowlada ayaa go aansatay inay u ogolaato iskuulada u diyaarinta (fasalada Todobaad ilaa sagaalaad) inay u guuraan waxbarashada fog hadii loo baahdo si looga...
Laga bilaabo maanta, 7 da Janaayo, awaamiirta Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee ah in wajiyada loo isticmaalo gawaarida dadweynaha ee Sweden ayaa dhaqan galaya. Hay'addu waxay...
Dad fara badan oo taageersan Madaxweyne Trump oo sameynaya ayaa xoog ku galay Aqalka Congress-ka Mareykanka ee magaalada Washington (Capitol Hill), iyadoo xaaladu ay...
Sanadkan 2021 waxaa Dalka norway ka bilowday Sharciyo cusub iyadoo kuwa horay u jiray isbadal lagu sameeyay. Warbaahinta Somaliska ayaa soo koobeysa Sharciyada ka bilaabanaya...
Sida uu Qoray Joornalka VG ku dhawaad labo qof ayaa u dhintay talaalka Corona ee dhawaan lagu talaalay waxaana arintaasi durba ka bilowday Baaritaan. Wakaaladda...
Gudoomiyaha Xisbiga Möderaterna, Olf Christerson, wuxuu ugu yeeray Agaasimaha Guud ee Hay'adda Xuquuqda Degdegga ah iyo Ilaalinta Bulshada ee MSB, Dan Eliasson, inuu iska...
Dowlada Denmark waxay soo rogtay xayiraad adag si loo xadido faafitaanka Corona. Xayiraadaha ayaa waxaa ka mid ahaa in la dhimo tirada ugu badan ee...
Lataliyaha Gobolka ee Epidemiology Andush Tegnell ayaa xaqiijiyey baahida loo qabo in la bilaabo ololeyaal warbaahineed oo ku saabsan tallaalka Corona ee lagu bartilmaameedsanayo...