Xafiiska dacwad soo oogaha guud ee Sweden ayaa soo jeediyay in la ganaaxo 2000 oo karoon oo ah ku xad gudubka sharciga ku meel...
1,387 magangalyo doon ah ayaa Norwey yimid sanadkii 2020, marka loo eego tirooyinka hordhaca ah ee ay soo saartay UDI . Tani waa hoos...
Qeybo badan oo ka mid ah Iswiidhan waxaa ka socda duufaan baraf ah oo la filayo in ay sii kordhaan inta lagu jiro isniinta...
Hooyo iyo Aabe Somaliyed oo ku nool Denmark ayaa lagu xukumay Xabsi Hal sano ah iyo Musaafurin ka dhalatay in Caruurtooda si qasab ah...
Qaar badan oo ka mid ah maktabadaha dalka ayaa mar kale albaabada loo furay ka dib markii ay Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ka laabatay talo...
Maanta, sharciga cusub ee Corona la xiriira ayaa ka dhaqan galayaa ama bilowday Sweden, waxana uu soconayaa ilaa 31ka Sebtember.
Sharciga ayaana diirada lagu saarayaa...
Xildhibaan ka tirsan xisbiga midigta fog ee Sweden Democratic Party, Matthias Carlson ayaa sheegay in Sweden ay tahay wadanka ugu cunsuriyada yar aduunka.
Tani waxay...
Duqa magaalada Solfsbury, Louisa Eriksson, ayaa sheegtay inay raadinayso xayiraad la saaro xirashada indho shareerka ee dugsiyada hoose iyo sare, iskuulada waxbarashada dadka waaweyn...
Barlamaanka Sweden ayaa maanta Ansixiyay Sharci Cusub oo Corona la xiriiro Ujeeddada sharciga kumeelgaarka ah ayaa ah in dowladda iyo maamulada kale la siiyo suurtagal...
Barlamaanka Sweden waxyar ka hor ayey u codeeyeen in la ansixiyo sharciga ku meel gaarka ah ee Corona ee ay soo bandhigtay dowlada, si...
















