Sunday, April 12, 2026
Xiddigii hore ee NBA Stephen Jackson ayaa baraha bulshada ku shaaciyay inuu qaatay diinta Islaamka, isagoo uga mahadceliyay tageeraha heesaaga Mareykanka Tone Trump taageeridiisa...
Hay'adda laanta socdaalka waxay saadaalisay in tirada magangalyo doonka Sweden ay sanadkan waxyar ka badnaan doonto sanadkii hore. Waxay sidoo kale filaysay in tirada codsiyada...
Sweden ayuu yimid 2002 si uu u sugo ku dhowaad labaatan sano ka hor inta uusan helin degenaanshaha .. Marka la soo koobo, tani...
Dowlada ayaa u dhaqaaqeysa inay soo saarto go’aan qasab ah oo lagu xadidayo tirada rakaabka ee tareenada dhaadheer iyo basaska, sababo la xiriira cabsida...
Sweden waxay go’aansatay inay erido diblomaasi Ruush ah, iyadoo ka jawaabeysa cayrintii Moscow ee diblomaasi Swedish ah ka dib banaanbaxyadii ka dhacay Ruushka. “Safiirka Ruushka...
Dowlada ayaa fududeesay in la helo lacagta lagu helo Corona taas oo ah Lacag la siiyo dadka aan shaqo tagi karin Sababo la xiriira...
Saddex qof oo laba rag ah iyo haweeney ayaa lagu maxkamadeynayaa magaalada Södertälje iyagoo lagu eedeeyay inay khiyaameeyeen imtixaankii aragti ahaaneed ee laysanka wadista...
Wasiirka Arimaha Dibada Anne Linde ayaa sheegtay in Sweden laga yaabo inay ceyriso diblomaasiyiinta Ruushka, iyadoo laga soo horjeedo ruqsadii Ruushka uu ku eryay...
Masuuliyiinta Giriiga ayaa hada kordhinaya bandowga salka ku haya caasimada Athens iyo magaalada labaad ee ugu balaaran ee Thessaloniki mudo 3 saacadood ah. Waxay qortay wakaalada...
Daraasad hordhac ah ayaa ka digtay in infekshinka ku dhaca viruska corona ee soo baxa ee keena "Covid-19" uusan aheyn gaashaan  looga hortago dib...