Wednesday, March 18, 2026
Dhowr waddan oo aan ku jirin Danmark ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee ka socda AstraZeneca, ka dib kiisaska dhiig-xinjirowga lagu arkay dadkii lagu...
Shaqo la’aanta muddada-dheer waxay gaartay rikoor dalka Iswiidan, iyadoo 180,000 oo qof oo shaqo la’aan ahaa muddo ka badan hal sano, badankoodna ay ku dhasheen dalka dibaddiisa (soo...
Hay'adda caafimaadka Denmark ayaa si ku-meel-gaadh ah u joojisay tallaalka tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona. Waxayna SVT ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters...
Hayada qaxootiga ee UNHCR ayaa soo jeedisay talaabooyin muhiim ah oo lagu hormarinayo ilaalinta qaxootiga ku nool daafaha dunida. Maadaama ay door muhiim ah ka...
Sweden waxay diiwaan galisay 46 qof oo cusub oo u dhintay cudurka Coronavirus ilaa shalay. Halka wadarta dhimashada ay kor u kacday 13 kun iyo...
Xoghayaha Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD), Ricard Jomshof, wuxuu diinta Islaamka ku tilmaamay "wax laga yaqyaqsoodo". Sida uu sheegayo. "Islaamku waa fikir iyo diin karaahiyo ah," ayuu Jomshof yiri intii...
Baaraha Dowlada Charlotte Lunheim ayaa maanta soo bandhigtay soo jeedinteeda si wax looga badelo sharciga la xiriira Caruurta iyada oo ujeedkeedu yahay in la helo badbaado badan oo...
Laga bilaabo bisha soo socota waa inay dhammaataa Cisbitaalada ku meel gaadhka ah ee coronaha loo dhisay gudaha UK. Looma baahna mar dambe. Tani waa farriinta ka...
Shaqaalaha ajaanibta ah ee aan u shaqo tagin Norway sababo la xiriira xannibaadaha loo yaqaan 'coronavirus' ayaa heli doona kaalmo aga bilaabo 29ka Janaayo. “Tan...
Haddii cadaadiska caabuqa uusan dhaqso hoos ugu dhicin, dowlada Norwey waxay soo saari doontaa talaabooyin cusub sida sharciga masaafada laba mitir ah, ugu badnaan...