Sunday, October 18, 2026
Morten Messerschmidt oo ah kuxigeenka xisbiga DF (DF) ayaa lagu xukumay lix bilood oo Xabsi ah kadib markii lagu helay khiyaano iyo been abuur...
Nin hubeysan ayaa dilay Lix qof magaalada Plymouth ee dalka Ingiriiska, sida ay booliisku sheegeen. Jake Davison, oo 22 jir ah, ayaa isaga laftiisii is...
Wiil Turkiga u dhashay oo 18 Sano jir ah ayaa tooray lagu dilay waxana dilka geestay Koox Qaxootiga Suuriyaan ah intaasi kadib waxaa bilowday...
mudo bil iyo bar ayaa ka harsan marka la filayo in ay dhacdo doorashada Wadanka Germalka. Ka hor doorashada Waxaa la sameeyay labo doorasho oo...
Danmark waxay si ku meelgaar ah u joojisay masaafurinta qasabka ah ee reer Afgaanistaan ​​ee la diiday codsiyadooda magangalyo. Jarmalka, ayaa sidoo kale, u oggolaanaya...
Sweden ayaa wali waxaa ka jira sharciyada badan kuwaasi oo laga soo saaray xaalada Corona ee wadanka ka jira. Sharciyada ayaa badankooda waxay ku egyihiin...
Abaaro 20.50 habeenimo ee Caawa ayaa rasaas laga maqlay Xaafada Tensta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm. Rasaasta ayaa looga shakisanyahay iskuday dil lakin qofna waxba kuma...
Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah. Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada...
Wararka laga helayo Agnesberg oo ku taalla dhanka waqooyi ee Caasimada Götenborg ayaa sheegay in halkaasi lagu toogtay qof. Falka ayaa dhacay abaaro 19:00 pm...
Nuur Axmed Nuur ayaa Qoraal uu soo dhigay Barta Facebook looga ceyriyay imaamnimadiisa Masaajidka Minhaajul Quraan. Imaamka ayaa 12 sano imaam ka ahaa masjidka lakin...