Tuesday, January 13, 2026
Kormeerka Iskuulada Iswiidhan wuxuu xiray labo iskuul oo ku yaal Örebro oo ay maamusho mu’asasada Al-Azhar ee magaalada, kadib markii laamaha amaanka (Säbo) ay u arkeen caruurta labada iskuul inay qatar ugu jiraan xagjirnimada iyo...
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden ayaa sheegtay in tiro ka mid ah haweenka ISIS ee haysta dhalashada Sweden iyo carruurtooda dib loogu celin doono Sweden oo laga soo celin doono xeryaha ku...
Hooyo ku nool Göteborg ayaa ka cabaneysa in cunugeeda oo 4 jir ah, lagu qasbay inuu ka qeyb galo ciyaar ka koobneyd “faraxumeyn galmo” iyada oo...
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka hadlay xaruunta Barlamaanka maanta gaar ahaan dooda Barlamaanka ayaa diirada saaray arimaha rabashada ka jira wadanka. Löfven ayaa...
Georgian Kristina Oztok  waa hooyo 23 sano jir taasi oo hada ku riyooneysa in ay dhasho caruur gaareysa 100 caruur ah sida ay u...
Dhacdo xanuun badan ayaa ka dhacday dalka Canada markii la dilay afar qof oo ka kooban hal qoys iyadoo qof kalena uu dhaawac kasoo...
Dowlada Giriiga ayaa maanta shaacisay in ay u diididoonto Magangalyo Qaxootiga uga imaanaya dhanka Turkiga hadii ay markaasi dalbadaan magangalyo siyaasadeed. Giriiga waxa uu sababtaasi...
Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah dalkaasi Mareykanka ay ka sugayeen Madaxda dalkaas. Maxkamada...
Galabnimada Talaadada, Dowlada Hoose ee Oslo ayaa ka bilaabi doonta degmada Bjerke talaalka 18-jirka. Bjerke waa mid ka mid ah degmooyinka laga helay tallaalada dheeraadka...
Jimmie Åkesson hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna ayaa u sheegay  GP  in xisbigu ka saameyn badanyahay wixii uu ku taamayey, tan iyo markii xisbiga loo doortey...