Sanadihii la soo dhaafay, waxaa Iswiidhan ka jiray
muranno badan oo u dhexeeya kooxaha dambiilayaasha ah kuwaasi oo isku geesta toogashooyin
Intii u dhexeysay Jannaayo iyo Sebtembar ee...
Alexander Schallenberg ayaa loo dhaariyay jagada ra’iisul wasaaraha Austria, isagoo bedelay Sebastian Kurz, oo is casilay kadib markii uu ku lug lahaa fadeexad musuqmaasuq.
Intii...
Masjidka ugu weyn Jarmalka ayaa loo oggolaan doonaa inuu baahinyo aadaanka salaadda Jimcaha, ka dib heshiis dhex maray magaalada Cologne iyo bulshada Muslimiinta si...
Maanta, ra’iisul wasaare Stefan Löfven iyo wasiirka waxbarashada Anna Ekström ayaa booqday Malmö.
Booqashada Xubnaha Dowlada ayaa imaanaya ka hor shirka caalamiga ah ee ka...
Mareykanka iyo Britain ayaa uga digay muwaadiniintooda inay ka fogaadaan hoteellada ku yaalla Afgaanistaan, maalmo kaddib markii daraasiin qof lagu dilay masaajid weerar ay...
waxaa maanta ku eg qofka iska qaadaya Corona tijaabadiisa in uu ku helo qaab lacag la'aan ah sida dowlada ay ku dhawaaqday.
Dowlada ayaa sheegtay...
Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa sheegtay in dowladeeda aysan u sujuudi doonin cadaadiska uga yimid Shiinaha ayna sii wadi doonto xoojinta difaaca jasiiradda si...
Dood adag ayaa ka dhacday Talefashinka SVT ee Sweden waxayna u dhaxeysay Xisbyada ka dhisan Wadanka.
Per Bolund oo ka tirsan Xisbiga MP ayaa isticmaalay...
Wiil Somali ah ayaa lagu dilay Caasimada Dalka Norway ee Oslo gaar ahaan mortensrud.
Dilka ayaa dhacay Khamiisti iyadoo Wiilka Somaliga uu u dhintay dhaawac...
Abolhassan Banisadr, oo noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Iiraan ka dib kacdoonkii dalka 1979, ayaa ku dhintay Paris, halkaas oo uu ku noolaa muddo...














