Home Wararka Caalamka Germalka oo bilaabay Sharci Cusub ” Tijaabada Corona oo lacag laga dhigay

Germalka oo bilaabay Sharci Cusub ” Tijaabada Corona oo lacag laga dhigay

0
Photo: Ole Berg-Rusten / NTB

waxaa maanta ku eg qofka iska qaadaya Corona tijaabadiisa in uu ku helo qaab lacag la’aan ah sida dowlada ay ku dhawaaqday.

Dowlada ayaa sheegtay in qof walbo oo iska qaadaya tijaabada Corona uu bixindoono lacag gaareysa  ilaa dollar.

Sababta ugu weyn ee lacagta looga dhigay Tijaabada Corona ayaa ah in Dadka ay dib uga fiirsadaan Diidmada Talaalka Corona.

Tijaabada nuuca deg deg ah ayaa ah   halka nuuca PCR laga dhigay 40 dollarka mareykanka.

Waxaa sharcigan Cusub laga reebay Caruura 18 sano jirka ah iyo waliba hooyooyinka uurka leh.

Somaliska Berlin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here