Sweden oo Sanadkan gudahiisa lagu toogtay tirada Dadkii ugu Badnaa

Foto: Bjˆrn Larsson Rosvall / TT

Sanadihii la soo dhaafay, waxaa Iswiidhan ka jiray
muranno badan oo u dhexeeya kooxaha dambiilayaasha ah kuwaasi oo isku geesta toogashooyin

Intii u dhexeysay Jannaayo iyo Sebtembar ee sannadkan 38 qof ayaa ku dhintay Iswiidhan
dagaal dhex maray kooxo burcad ah. Kala bar Dadkaasi ayaa lagu
dilay Stockholm.

booliska Stockholm ayaa sheegaya inay ka fiirsanayaan inay caawimaad weydiistaan. Waxaa laga yaabaa in saraakiil boolis ah oo ka yimid qeybaha kale ee Sweden ay yimaadaan Stockholm si ay u caawiyaan.

Sanadkii la soo dhaafay, 35 qof ayaa la toogtay
intii u dhaxaysay Janaayo iyo Sebtember.

Somaliska Sharciyada Qaxootiga iyo Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*