Dowlada Austria ayaa ku dhawaaqday xayiraado la saaray dadka aan qaadan talaalka laga bilaabo Caawa Saqda dhexe.
Qof kasta oo da'diisu ka weyn tahay 12...
Xaalada Corona ee Norway ayaa hada faraha ka baxday waxayna dowlada ku dhawaaqday Tilaabooyin Cusub oo looga hortagayo xanuunka.
jonas gahr støre ayaa maanta sheegay...
Labada Xisbi ee S iyo V ayaa markii ugu horeesay miis wada fariistay iyadoo Magdalena Andersson ay tahay hogaanka Xisbiga S.
Xisbiga Vänsterpartiet wuxuu soo...
Infekshanka corona ee Jarmalka ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay , dalkuna wuxuu sidaas ku yeeshay toddobadii maalmood ee u dambeeyay ee la diiwaangeliyay heerka...
ku dhawaad 2,948 kiis oo cusub oo corona ah ayaa alga diiwaangaliyay wadanka Denark 24 saac ee lasoo dhaafay.
Sidaas waxa sheegay machadka Statens Serum...
Booliska dalka Holland ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo isku dhacyo xalay ku dhex maray dad mudaaharaadayay iyo ciidamada...
Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay hindise cusub oo aadan kuwa dambiyada basaasnimo ku lug leh ama dembiyada argagixiso si looga ceshto dhalshada Sweden.
"Waxaan...
Madaxa waaxda howlgallada qaranka ee booliska Sweden NOA, Johan Olsson, ayaa ku tilmaamay toogashadii ka dhacday Sweden mid taariikhi ah.
Wareysi uu siiyay Radio Echot , wuxuu codsaday in la kordhiyo agabka iyo...
Midowga Yurub ayaa sare u qaadaya dadaallada lagu joojinayo qulqulka muhaajiriinta aan joogtada ahayn ee isku dayaya inay ka soo galaan Midowga Yurub dhanka...
Xaalada Corona ee Denmarka ayaa ah mid sii kordheysa iyadoo Masuuliyiinta Dowlada ay soo rogeen Xayiraado Corona oo maanta bilaabanaya.
Maanta laga bilaabo goobaha Dadweynaha...














