Saturday, September 13, 2025
Finland ayaa dhintay mudada karantiilkeeda COVID ee ahaa 10 maalmood iyadoo ka dhigtay 5 maalin maamulka caafimaadka dadweynaha ayaa sidaas yidhi. Kala duwanaanshaha Omicron, "horumarka caabuqa ayaa dedejiyey sidaas darteed dhererka karantiil ee 10 maalmood maaha mid la aqbali karo...
Shirkad ku taal Jönköping oo bixisa nadaafadda guriga ayaa dhowr macaamiil weyday dhawaanahan, maadaama shaqaalaha nadaafadda aan laga tallaalin covid-19 - sida ay shirkaddu sheegtay, midkoodna shanta shaqaale ma rabo inuu qaato Talaalka. Ganacsadaha Shirkada iska leh ayaa go'an ku...
Xaalada Corona ee Wadanka Sweden ayaa ah mid kasii dareysa marba marba ka danbeesa waxaana dowlada ay soo saartay Xayiraado Cusub. Shirkadaha Busaska wadanka ayaa hada bilaabay in ay dib u soo Celiyaan Qaabka Dadka u Racaan Busaska xiliga uu...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay hadda qaadayso tillaabooyin waaweyn oo ay ku baabi'inayso waxa loogu yeero sharciga EBO. Waa sharci siinaya magangelyo-doonku in ay degaan meel kasta oo dalka ka mid ah haddii magangelyo-doonku uu si gaar...
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday in ay doonayso in ay gargaar u fidiso qoysaska uu saameeyay qiimaha korontadu ku kacayso. Isku geynta kharashka gargaarka ayaa lagu qiyaasay 6 bilyan oo koron. Dawladdu waxay soo jeedisay in Caawin laga siiyo qoysaska qiimaha korontadu kor u kacay bilihii December, January iyo February. Qiimaha korontada...
Maanta, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha Iswiidhan waxay ku talisay in la siiyo qiyaas Saddexaad ee tallaalka covid-19 ah shan bilood ka dib qaadashada qiyaasta labaad, halkii ay ahayd lix bilood, sidii hore loo samayn jiray. War-saxaafadeed ay hay’addu soo saartay ayay ku sheegtay in ujeeddada...
Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa ku dhawaaqday dhammaan rakaabka da'doodu tahay 18 iyo wixii ka weyn ee imanaya Kenya inay u baahan doonaan inay keenaan shahaado sax ah oo tallaalka COVID-19 ah oo si degdeg ah u dhaqan galaya . Dhammaan rakaabka ka...
Waxay aheyd dhacdo soo soctay todobaadyadii ugu danbeeyay kadib markii Haweeney u dhalatay Dalka Nicaragua lagu qabtay guriga Raisal Wasaaraha Dalka. Haweeneydan ayaa sharci la'an aheyd xiliga ay ka shaqeyn jirtay Guriga Raisal Wasaaraha Dalka Magdalena Andersson. Booliska ayaa ogaaday arintaasi...
Dunida ayaa mar kale ku baraarugtay Nuuca Cusub ee Corona kaasi oo Sameyn ku yeeshay Caalamka Dalka Sweden waxaa Mashquul badan laga dareemayaa Isbitaalada. iyadoo taasi ay jirto Qabiir u dhashay Dalka Sweden oo lagu magacaabo Johan Schraib ayaa la...
Dowlada Sweden ayaa maanta Ansixisay in Dadka shaqeeya gaar ahaan Ardayda loo ogolyahay helitaanka Lacagta shaqada oo lagu daray lacagta Waxbarashada. Hadii qofka uu Shaqeeyo caadiyan waxaa laga jaraa lacagta kaalmada ee CSN lakin sida ay shaacisay Wasiirada Waxbarashada Anna...