Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna Nyamko Saboni ayaa taageertay soo jeedinta hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Christerson ee ah in uu xubin ka noqdo NATO haddii uu...
xiisad diblomaasiyadeed ayaa ka dhalan karta Dalalka Maraykanka iyo Turkiga hadii Turkiga uu diido Qorshe uu soo jeediyay Mareykanka.
Maamulka Biden ayaa hadda waydiisanaya xulafada...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson (S) iyo hogaamiyaha Moderaterna Ulf Kristersson ayaa ku sugan Evenes oo ku taalla Dalka Norwah si ay uga qeyb...
Jeneraal Sakiya Xuseen hadda waa Taliye Xigeenka Booliska Soomaaliya lakin dhor sano ka hor waxay ku nooleed dalka Sweden.
Sakiya ayaa ku nooleed magaalada yar...
Ukraine ayaa sheegtay inaysan marna ka tanaasuli dooninin marka ay timaaddo “midnimadeeda dhuleed”, laakiin waxaa ka go’an inay sii waddo wadahadalka Ruushka si loo...
Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa xaqiijisay Sabtidii in ay gantaal ku ridday bartilmaameedka galbeedka Ukraine. Khabiir dhanka ammaanka ah ayaa aaminsan in taasi ay tahay...
Xisbiga Moderatka ayaa ka dalbaday dowladda Sweden in si deg deg ah loo joojiyo qaabilaadda qaxootiga Caalamka laga soo qaado si dalka uu u...
Dalka Finland ayaa sanadkii shanaad oo xiriir ah loo aqoonsaday dalka ugu farxadda badan caalamka, halka Afghanistan ay ku jirto kaalinta ugu hooseysa, waxaana...
Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu u codsan doono xubinimada NATO ee Sweden hadii loo ogolaado in uu soo dhiso dowlad...
Madaxweyne Joe Biden ayaa uga digay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping cawaaqibka ka dhalan kara taageeridda dagaalka Ruushka ee Ukraine.
Intii lagu guda jiray Kulan qaatay...














