Sunday, April 26, 2026
Kuuriyada Waqooyi ayaa riday gantaalka isaga kala goosha qaaradaha, sida uu yiri madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in. Waxaa la sheegay in uu ku dhacay...
Si loo fududeeyo wadahadalada nabada, madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa la sheegay inuu ka codsaday Mareykanka inaan la cunaqabateyn Roman Abramovich. Abramovich oo u dhashay...
Baarlamaanka ayaa maanta go’aamiyay in la dhimo canshuurta laga qaado shidaalka iyo naaftada, taasoo horseedaysa in qiimo dhimis lagu sameeyo kaalimaha shidaalka 50 euro halkii litir, laga bilaabo bilowga...
Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Izium ee dalka Ukraine, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Ruushka ee Tass. Izium waxay ku taal wabiga Severskij...
Britain ayaa khamiista maanta cunaqabatayn kusoo rogtay 59 shirkadood iyo shaqsiyaad cusub oo Ruush ah, oo ay ku jirto shirkadda amniga ee Wagner. Kooxda Wagner...
TV-ga Sweden ayaa ogaaday in guddiga maaliyadda ee baarlamaanka uu wado qorshe uu go’aan uga gaarayo in hub cusub oo Swedish ah la geeyo dalka Ukraine. Marka loo...
Ciidamada Ukraine ayaa Arbacadii ku guuleystay inay dib u riixaan Ciidanka Ruushka ee ku soo dhawaaday degmooyinka ku xeeran caasimadda Kyiv, sida uu sheegay...
Axdiga Yurub ee Xuquuqda Aadanaha (ECHR) kama sii socon doono Ruushka wixii ka dambeeya 16ka Sebtembar. Ruushka ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqay inuu ka baxay...
Ruushka ayaa lumiyay 10% ciidamadiisa ku sugan Ukraine tan iyo markii duulaanku bilowday, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay dhowr xarumood oo warbaahinta...
Duullaanka Ruushku ma aha Ukraine oo keliya, balse sidoo kale waxa uu burburiyaa mustaqbalka Ruushka, sida uu sheegay Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz. "Weerarka Putin...