Ruushka ayaa kaliya u adeegsan doona hubka Nukliyeerka ah ee ku lug leh colaadda Ukraine haddii uu waddanku la kulmo khatar jirta, sida uu...
Reer Galbeedka ayaa geed kasta u fuulaya sidii ay meel xanuunaysa u damqin lahaayeen Ruushanka oo ay ciidan ahaan waxba ka qaban la’yihiin duullaanka...
Dhawr boqol oo qof oo reer Malmö ah ayaa galabta isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dawladda hoose, waxaana ay muddo hal daqiiqo ah aamusnaayeen,...
Dagaalka ka socda Ukraine ayaa dahaarka sare ka qaaday laba-wejiilaynta beesha caalamka ah, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu Talaadadan.
Isagoo ka...
Madaxweyne Volodymyr Zelenskyj ayaa sheegay in Ukraine aysan buuxin karin sharuudaha uu doonayo Ruushka isagoo ku eedeeyay Ruushka inuu doonayo inuu burburiyo dalka.
- Ukrain ma...
Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna Nyamko Saboni ayaa taageertay soo jeedinta hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Christerson ee ah in uu xubin ka noqdo NATO haddii uu...
xiisad diblomaasiyadeed ayaa ka dhalan karta Dalalka Maraykanka iyo Turkiga hadii Turkiga uu diido Qorshe uu soo jeediyay Mareykanka.
Maamulka Biden ayaa hadda waydiisanaya xulafada...
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson (S) iyo hogaamiyaha Moderaterna Ulf Kristersson ayaa ku sugan Evenes oo ku taalla Dalka Norwah si ay uga qeyb...
Jeneraal Sakiya Xuseen hadda waa Taliye Xigeenka Booliska Soomaaliya lakin dhor sano ka hor waxay ku nooleed dalka Sweden.
Sakiya ayaa ku nooleed magaalada yar...
Ukraine ayaa sheegtay inaysan marna ka tanaasuli dooninin marka ay timaaddo “midnimadeeda dhuleed”, laakiin waxaa ka go’an inay sii waddo wadahadalka Ruushka si loo...













