Sunday, April 26, 2026
Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa xaqiijisay Sabtidii in ay gantaal ku ridday bartilmaameedka galbeedka Ukraine. Khabiir dhanka ammaanka ah ayaa aaminsan in taasi ay tahay...
Xisbiga Moderatka ayaa ka dalbaday dowladda Sweden in si deg deg ah loo joojiyo qaabilaadda qaxootiga Caalamka laga soo qaado si dalka uu u...
Dalka Finland ayaa sanadkii shanaad oo xiriir ah loo aqoonsaday dalka ugu farxadda badan caalamka, halka Afghanistan ay ku jirto kaalinta ugu hooseysa, waxaana...
Hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu u codsan doono xubinimada NATO ee Sweden hadii loo ogolaado in uu soo dhiso dowlad...
Madaxweyne Joe Biden ayaa uga digay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping cawaaqibka ka dhalan kara taageeridda dagaalka Ruushka ee Ukraine. Intii lagu guda jiray Kulan qaatay...
Madaxweynaha Turkiga ayaa dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ku casuumay wadahadal nabadeed oo uu la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo khadka...
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa sheegay in kumannaan mutadawiciin ah oo Jeejniya ah ay ku wajahan yihiin Ukraine si ay uga dagaalamaan dhanka Ruushka. Kadyrov...
Dowladda Iswiidhan ayaa maanta baarlamaanka horgeysay wax ka beddelka sharci ee ku saabsan carruurta sida qasabka ah loogu xanaaneeyo adeegga bulshada . Wax ka beddelka ayaa...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa eedeeyay Vladimir Putin wuxuuna ku tilmaamay madaxweynaha Ruushka "kaligii taliye gacan ku dhiigle ah". "Jamhuurigu waxay si wadajir ah uga...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Finland, Pekka Haavisto, ayaa sheegtay in Finland laga yaabo inay xubin ka noqoto NATO, xitaa haddii Sweden aysan sidaas samayn. Si kastaba...